Soboobta qureec du muhiim u tahay 

Qureecda subaxa hore waxay ka mid tahay cuntooyinka ugu muhiimsan ee qof u bahan yahay. Qofku marku uu seexdo habeenkii waxa aad u shaqeeya dheefshiidkiisa marka subaxa hore wuxuu jidhkagu u bahan yahay cunto isku dheeli tiran. 

Waxa lama huraan ah inaad ku dadashid cunto ka kooban protein. Cuntada protein ku badan yahay waxay ku jiraysa jidhkaga wakhti badan taas oo ku sahlaysa inaad mudo dharagsanato. 

Marka aad hurdiid 8 waxaad la mid tahay sidii qof sooman oo kale hadii aad cuni waydo qureec wuxu jirkagu isticmalaya angry dadkaga ku jiray taas oo ku horsedaysa dal faro badan malintii oo dhan, waxyabaha laga dhaxlo qureec laanta waxa ka mid ah inaad qaab maskaxiyan ah u dalantahay, inaad firfirconayn, iyo inaad wax hore u iloobaysid, waxa dadka cafimaadka badha isku raacen in qof qureecda cuna subaxii uu misaan korin, dhinaca kale qof aad qureen oo misaan si fudud ku kore sobobta ah energi jidhka ayaan hoos u dhacaya kaas oo isticmalaya carbohydrate aad cuntay taas oo kordhinaysa misaankaga  

Tusaale cunooyinka protien ku badan yahay waxa ka mid ah Ukunta/Beed, Boorash  iyo looska shiidan oo 0% sonkor ah, yoghurt dabiici ah iyo cano, waxa kale oo cuni karta khudarta sida avocada, liinta iyo tufaaxa 

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *