Soboobta qureec du muhiim u tahay
Qureecda subaxa hore waxay ka mid tahay cuntooyinka ugu muhiimsan ee qof u bahan yahay. Qofku marku uu seexdo habeenkii waxa aad u shaqeeya dheefshiidkiisa marka subaxa hore wuxuu jidhkagu u bahan yahay cunto isku dheeli tiran. Waxa lama huraan ah inaad ku dadashid cunto ka kooban protein. Cuntada protein ku badan yahay waxay ku …