10 qodob oo miisaankaga ku dhimi kartid

10 qodob oo miisankaga ku dhimi kartid

Miisaanka inad iska dhintid ma sahlana lakiin hadad racdo hab sax ah way ku fududanaysa. Raac tobankan qodob ee ku sahlaya dhiimista miskan.

1 Marka aad ku  jirto misaan dhimista waxa ugu mihiimsan inaad noqoto qof goaan leh, waa inaad naftada ka adkata una diidi karta waxyaabaha qaar, adiga oo dalan manta xata waa innad ku qasabta naftada inad adid gymta amaba aad socod aad samaysa. Ka fogoow waxkasta oo ka leexinaya safarkaga misaan dhista.

2  Waa inaad qorata jalwad kaas oo ah mid aad raacdid malinkasta habka cunto cunidada iyo tradningakaga gymta amaba socodka ah. 

3 Waa inaad gubta  caloriesi ka badan inta malinkii ku so gasha waxad ku  gubi karta inaad gym samaysid amaba aad orod samayn. Waxas lagaga bahan yahay inaad misaanka dhinto waa inaad malinkii gubta 500 calories adiga jimicsi samaynaya ama waa inaad rashinka aan ka jarta 500 coloris malinkii labada qaaba waa loo yareeya misaaanka 

4 Gymta marka joogtid haku mashqulin kaliya qayb jidhkaga ka mid ah ee waxad u bahan tahay inaad jidhkaga uga shaqaysid i isku mid ah, maha inaad tidhadid calooshayda way kaliya waxan samaynaya caloosha.

5  Samayso hab cusub oo cunto cunistada ah iska ilaali waxyabaha fet badan leh, ku dadaal cuntooyinska cafimad ah sida khudaarta, cun cunto prortin ku jiro, iska yare bariid iyo basto.

6 Jooji habeenka cuntada aad cunaysid ha kugu danbayso 7 habeenimo inaad wax cuntid. Qureed waa muhiim inaad wakhti ficaan cuntid wayo jirkaga xalay wakhti hore ayaa cunto ugu danbaysay

7 Inaad gaajo isku dishiid maha xal ku fududaynaya inaad misaan iska dhinti, maha inaad istidhahdid malinkii hal mar ayaan wax cuni si misaanka aan iskaga yareeyo, badalkeeda cun sadex wakhti oo sax ah iyo cunto sax ah

8 Hurdadu wa qayb muhiim u ah cafimaadkaga iyo korista jidhkagaba, seexo 8 ama 7 sacadod oo habeenkii ah iska ilaaali dhafarka habenkii oo kugu sababi kara cafimaad daro. Murquhu waxay nasasho fiican helaan habenkii in ka badan dharartii. Xaga cafimaadkana waxaay khubarada cafimaadku isku raacen in dhafarka laga qado cuduro badan.

9  Gymta iyo habka u samaynaysid waa inaad aqoon u ledahay ama aad haysatid macalin hadii kale wad is dhawici karta sido kale orodka iyo baskiilka waa inaad ogtahay intaa km ee jaraysid daqiiqad kasta sido kale inta clori ee kubaysid 

10 Vitamis waa muhiim inaad isticmashid wayo kuguma falina inta aad ka heshid cunoyinska marka so iibso vitamins kala duwan. Dkakhtarka ayaa ka ogankarta hadad dhiig iska qado inta Vitamin ee u badan tahay amaba kugu yar. 

Tobanka qodob een kor ku so sheegnay waa lagama marman marka aad la dagalamaysid baruurta.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *